Wararka

Madaxweyne Deni oo gaaray Dhuusa-mareeb.

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goordhaweed gaaray magaaladda Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug.

Madaxda ugu sarayso Dowlada federaalka Soomaaliya oo ugu horeeyo Madaxweyne Mohamed Abdullahi Farmaajo iyo Ra’iisal wasaare Khayre ayaa ku sugan Galmudug si ay ugu qeyb noqdaan wadatashida shirka dhex mari doona madaxda Qaranka iyo hoggaamiyaasha maamul goboleedyada xubnaha ka ah dowlada dhexe.

Magaalada Dhuusa-mareeb ee caasimada Galmudug waxaa kale oo horaan u gaaray guddoomiyaha Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka Marwo Xaliimo Yareey taas oo qayb ka noqon doonta dalaadala loogu jiro heshiis laga gaaro arrimaha doorashooyinka.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close