Wararka

Madaxweyne Deni oo furay Kalfadhiga 46-aad ee Baarlamaanka Puntland.

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta si rasmi ah u furay Kalfadhiga 46-aad ee Baarlamaanka Puntland.

Furitaanka Kalfadhiga waxaa sidoo kale Madaxweynaha kala qeybgalay Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Axmed Cilmi Cismaan Karaash.

Madaxweynaha Puntland ayaa lagu wadaa in uu khudbad ka jeediya furitaanka Kalfadhiga 46-aad ee Baarlamaanka Puntland.Image may contain: one or more people, people sitting and indoorImage may contain: 2 people, people sitting and indoor

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close