Wararka

Beeralayda Hiiran oo dalbanaayo in gacan laga siiyo xakamaynta fatahaada wabiga Shabeelle.

Qaar ka mid ah beeralayda ku dhaqan degmada Buulo Burde ee gobolka Hiiraan ayaa bilaabay dadaalo ay ku xakameynyan fataahada uu sameyey wabiga Shabele ee mara degmada isagoona la tagay dhamaan dalagyadii ay beerteen beeralayda.

Fatahada uu wabiga sameyey oo haatan umuuqda mid aan la xakameynkarin islamarkaana karaarada jabsaday ayaa dadka deegaanka waxa dadaal dheer ku bixinayan in biyaha ay ka xiraan meelaha qaar.

Mid ka mid ah beeralayda  deegaanka Galmadoobe ee hoostagta degmada Buulo Burde ayaa sheegay in dalagooda ay baabi’iyeen fatahada uu sameyey wabiga waxana uu codsaday in gacan laga siiyo sidii biyaha looga xiri lahaa.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close