Wararka

Dowlada Soomaaliya oo lacaga ka heshay Shirkadaha Shell/Exxon Mobil.

Dowlada federaalka Soomaaliya ayaa tan iyo bur burkii kadib lacago ka heshay shirkada heshiis lagalay dowladii  hore muddo 30 sano ka hor.

Heshiis ku saab sanaa bixinta Ijaarka Xirmooyin Shidaal oo ay galeen Wasaaradda Batroolka Iyo Macdanta Iyo Shirkadaha Shell/Exxon Mobil bishii Juune ee Sanad kan ayay Shirkadahaas u soo shubeen DFS $1.7M oo ah qaybtii u horaysay ee ah Ijaar lagu lahaa Muddo ku siman 30 Sano.

Maamulka Lacagtan ayaa ku salaysnaan doonto heshiiskii Kheyraad Wadaaaga ee ay kala saxiixdeen DFS Iyo Dowladaha Xubnaha ka ah DFS sida uu bartiisa twitter ka ku shaaciyay Wasiir Ku Xigeenka Batroolka Iyo Macdanta DFS Mudane Maxamud Cabdiqaadir Hilaal.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close