Wararka
Madaxweyne Axmed Islam oo maanta garay Cadaado.

Madaxweynaha Dowlada Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta booqasho ku tagay Magaalada Cadaado ee Dowlad goboleedka Galmudug.
Dadweynaha Magaalada iyo Masuuliyiinta ka tirsan dowlad goboleedka Galmudug ayaa Madaxweyne Axmed Islam si weyn ugu soo dhaweeyay garoonka Diyaaradaha Cadaado.
Madaxweynaha waxaa uu sheegay in ay xusuus weyn ku leedahay Tariikhdiisa Magaaladan isla markana uu mudo ku noola sidoo kalana uu aabahii Daaci diinta dadka bara ka ahaa.
Madaxweynaha Jubaland oo maanta lagu soo dhoweyey magalada Cadaado ee gobolka galgaduud
Madaxweynaha Jubaland oo maanta lagu soo dhoweyey magalada Cadaado ee gobolka galgaduud Ayaan Yuusuf Faarax
Posted by TUSMO TV on Saturday, 18 July 2020