Wararka
Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Cuba oo ka wada hadlay qadka taleefonka.
Madaxweyna dowlada Soomaaliya Maxamed c/llahi Farmaajo ayaa qadka taleefoonka kala hadlay madaxweynaha dalka Cuba Miguel Mario Díaz-Canel Bermúdez waxaa ayna kawada hadleen xeriirka labada dowlada dowladoon.
Madaxweyne Farmaajo oo bartiisa twitter soo dhigay qoraal yar oo uu ku sheegay wixi ay kawada hadleen isaga iyo dhigiisa dalka Cuba ayaa sheegay in uu qadka taleefoonka uu kasoo wacay madaxweynaha Cuba ayna kawada haldeen xoojinta xeriirka labada dal.
“Madaxweynaha dalka Cuba Díaz-Canel, oo qadka taleefoonka iga soo wacay xalay, ayaa waxaan kawada hadalnay dib u diska xeriirka diblumaasi ee labada dal”