Wararka
Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland oo aqbalay in ay yimadaan Muqdisho.

Magaalada Garowe ee caasimada dowlad goboleedka Galmudug waxaa lagu soo gaba gabeeyay shir maalmo u socday Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland.
War-saxaafadeed laga soo saaray shirka ay yeesheen Labada masuul ayaa looga hadlay qodoba ay kamid yihiin Amniga dalka iyo sidii loo hir galin lahaa qorsha doorasha oo wakhtigeeda ku dhacdo sidoo kalena loo dhan yahay.
madaxweynayaasha ayaa sheegay in ay isku raaceen in magaalada Muqdisho la’iskuugu yimaado si loo sii anbo qaado qodoba ay sheegeen in ay qadka taleefonka kala gareen madaxda dowlada iyo dowlad goboleedyada xubnaha ka ah.