Wararka

Madaxweynaha Somaliland oo xariga ka jaray dhismayaal waxbarasha.

Madaxweynaha maamulka Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa xadhigga ka jaray 106 dhisme waxbarasho oo isugu jira 100-dugsi, 5 xarumood oo wax Akhris (Library) iyo dhismeyaal kale oo loo bineeyey wasaaradda waxbarashada iyo sayniska Somaliland.

Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa sheegay in maamulkiisa uu juhdi badan ku bixiyay kor u qadista tayada waxbarashada.

 

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close