Wararka
Madaxweynaha Somaliland oo Xadhigga Ka Jaray Carwada Wax Soo Saarka Deegaanadaasi.

Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xadhigga ka jaray carwo ballaadhan oo lagu soo bandhigayey wax soo saarka wershahada Somaliland oo lagu qabtay caasimadda maamulka Somaliland ee Hargeysa.
Muuse Biixi Cabdi, Madaxweynaha Somaliland, ayaa bogaadiyey dedaallada kala duwan ee wershedlayda Somaliland ku yaallo ku tallaabsadeen, islamarkaana maamulkiisa uu taageero buuxda la garab taagan yahay ganacsatada ku hawllan wax soo saarka Somaliland.
Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi oo sidoo kale soo hadal qaaday arrimaha doorashooyinka ayaa sheegay in sababaha haatan somaliland ay doorasho ay uga qabsoomi la’dahay ay tahay tabar dari dhanka siyasada ah oo haysata maamulkiisa.
Madaxweynaha Somaliland oo Xadhigga Ka Jaray Carwada Wax Soo Saarka Deegaanadaasi
Madaxweynaha Somaliland oo Xadhigga Ka Jaray Carwada Wax Soo Saarka Deegaanadaasi
Posted by TUSMO TV on Wednesday, 25 December 2019