Wararka
Madaxweynaha Puntland oo soo garay Muqdisho.

Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Saciid Cabduulahi Deni ayaa soo gaaray Magaalada Muqdisho.
Madaxweynaha ayaa waxaa garoonka diyaaraddaha ee Aadan Cadde Ku soo dhaweeyay Masuuliyiin ka tirsan dowlada federaalka.
Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Saciid Cabduulahi Deni ayaa Muqdisho u yimid sidii uu qayb ugu noqon lahaa wadahadalada loogu jiro sidii Xal looga gaari lahaa arrimaha Doorashada.
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Islam ayaa horay u soo gaaray caasimada dalka waxaa uuna tan iyo markii uu yimid uu kulama gaar gaar ah la yeeshay Midowga Musharaxiinta Soomaaliya iyo Qaar kamid ah safiiradda Beesha calamka u jooga Soomaaliya.