Wararka

Madaxweynaha puntland oo Boqlaal dadweyne ah salaada ciida kula tukaday magalada Galkacyo.

Madaxweyne ku xigeenka 1-aad ee Jubbaland Maxamuud Saydi Aadan ayaa saaka salaadda ciidda kula tukaday Madaxtooyada Jubbaland boqolaal shacab ah.

Maxamuud Saydi Aadan ayaa shacabka Reer Jubbaland marka hore ugu hambalyeey farxada maalinkaan weyn ee Cidul Adhxada waxaa uuna ku booriyay in ay garab qabtaan walaalahooda kale ee dhibaataysan oo ay ka farxiyaan dadka danta yar.

Madaxweyne ku xigeenka 1-aad ee Jubbaland Maxamuud Saydi Aadan aya dhanka kale sheegay in maamulka Jubbaland ay masuuliyad iska saareen dhisida Maxkamad u cadaalad fasha shacabka ku nool caasimada ku meel gaarka Jubbaland ee Kismaayo ee murunka ba’ani ka kala haysto arrimaha dhulka.

Madaxweynaha puntland oo Boqlaal dadweyne ah salaada ciida kula tukaday magalada Galkacyo

Madaxweynaha puntland oo Boqlaal dadweyne ah salaada ciida kula tukaday magalada Galkacyo Adam Ali Ahmed

Posted by TUSMO TV on Friday, 31 July 2020

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close