Wararka

Madaxweynaha Puntland oo kulan la qatay Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo Madaxweyne Ku xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa xalay kulan kula teshay Guriga uu Garoowe ka daganyahay Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Shiikh.

Kulanka waxaa goobjoog ahaa Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya, Wasiirka Maaliyadda Puntland iyo Saraakiil ka tirsan Madaxtooyada Dowladda Puntland.

Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal ayaa ka mid ah Madaxda ka qeybgalaysa todobaadka Puntland, gaar ahaan 1-da August oo loo dabaaldegayo sanadguuradii 21-aad ee Aasaaska Puntland.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close