Wararka
MADAXWEYNAHA OO FURAYA SHIRWEYNAHA 4AAD EE URURKA WARBAAHINTA PUNTLAND EE MAP.

Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Saciid Cabdullahi Deni ayaa daahfuray Shir weynaha 4aad ee Warbaahinta Puntland ee loo soo gaabiyo MAP.
Madaxweyne Saciid Cabdullahi Deni ayaa warbaahinta Puntland kula dar daarmay in ay ka shaqeeyaan Dimuquraadiyadda iyo dib u dhiska Guud ahaan dalka gaar ahaan Maamulka Puntland.