Wararka
Madaxweynaha KGS oo tababar usoo xiray ciidamado

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xassan Maxamed Lafta-gareen ayaa tababar usoo xiray ciidamado kamid noqonaya kuwa gaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed.
Hoos ka daawo muqaalka Madaxweynaha.