Wararka

Madaxweynaha Jubbaland oo boqolaal shacab ah salada Salada ciidul Adxa kula tukaday Xarunta Madaxtooyada Jubbaland.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta  Masuuliyiin iyo kumanaaan dadweyna ah  salaada ciidul Adxa kula tukaday Xarunta Madaxtooyada Jubbaland.

Ahmed Mohamed Islam (Ahmed Madoobe) ayaa ayaa Dhamaan shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadan weyn ee ciidul Adxada ah waxaa uuna kula dardaarmay in ay is cafiyaan oo gacmaha ay is qabsadaan.

Madaxweyne  Axmed Maxamed Islaam ayaa shacabka ree Jubbaland ugu baaqay in midnimadooda ay adkeeyaan oo ay nabadgalyada kala shaqeeyaan hay”adaha amaanka isagoo xusay in nabadgalyadu ay cid walba ahmiyad gaar ah u leedahay.

Madaxweynaha ayaa mar uu ka hadlaayay arrimaha doorashooyinka waxaa uu sheegay in marka doorasha lagaaro ay dowladaha kasoo garaan burbur sidaas tarteet ayuu siyaasiyiinta u tartamaayo doorashada madaxtanimada Jubbaland kula dardaarmay in ay dantooda gaarka ah in ay ka hor mariyaaan  danta guud.Image may contain: 1 person, standing, beard and close-upImage may contain: one or more people, crowd and outdoorImage may contain: 4 peopleImage may contain: 6 people, people smiling, people standing and wedding

 

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close