Wararka
Madaxweynaha Jamhuuriyada Fedaraalka Soomaaliya oo shir layeeshay dhiggiisa Dalkaas Abdel Fattah el-Sisi.
Madaxweynaha Jamhuuriyada Fedaraalka Soomaaliya Maxamed Cabdullahi farmaajo ayaa Madaxtooyada Dalka Masar kula kumay dhiggiisa Dalkaas Abdel Fattah el-Sisi.
Wasiirka arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee dawladda Federaalka Soomaaliya Axmed Ciise Cawad oo ka warbixiyay kulanka ayaa shegay in ay labada madaxwayne kawada hadlen sii xoojinta iyo hormarinta xiriirka labada dowladood oo ah mid leh taariikh fog.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dalka Masar kaga qeyb galaya Shir Madaxeed ku saabsan xaaladaha dalalka Suudaan iyo Liibiya waxuuna kulama goon-gooni layeelan doonaa qaar kamida madaxda kasoo qaybgashay shirkaas.