Wararka
Madaxweynaha Hirshabeelle oo degmada Warsheekh ka dhagax dhigay Mashaariica kala duwan.

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen iyo wafdi balaaran oo uu hogaaminayo oo maanta gaaray degmada Warsheekh ayaa si heersare ah loogu soo dhoweeyay degmadaas.
Madaxweyne Cali Guudlaawe ayaa Dhagax dhiga Mashaariica kala duwan oo Laga hergalinyo Degmadaas Asigoo sido kale Kulmo kala duwan la qaatay Maamulka Degmada iyo qeybah Bulshada Warshiikh waxuuna kormeer ukuurgalid ah ku tagay Cisibitaal Guud Degmada.