Wararka
Madaxweynaha Galmudug oo garay Dhuusamareeb.

Madaxweynaha dowladda Galmudug Axmed cabdi kaariye Qoor,Qoor oo middoyinki Danbe Howlo shaqo u joogay Magaladda Miqsisho ee caasimada Dalka ayaa dib ugu labtay caasimada Galmudug ee Dhuusamareeb.
Wafdiga madaxweynaha oo Diyaarado kasoo Qaaday Garoonka Adaan cadde ee muqdisho waxaa Garoonka Diyarada casimadda Galmudug kusoo Dhoweeyay Madaxweyne ku xegeenka Galmudug cali Daahir ciid, Gudoomiyaha Baaramaamka Dowladda Galmudug, Dr maxamed Nuur Gacal, wasiiro iyo Xildhibaano ka katirsan Dowlad goboleedka Galmudug, maamulka caasimada, iyo Saraakiil Ka katirsan Ciidanka Xoogga Dalka.
Madaxweyne Axmed Cabdi kaariye Qoor Qoor oo mudo 44 Cishaa ku sugna Magaladda muqdisho ayaa ka qeyb galay kulamo Xasaasi ah oo looga arinsanayo Arrimaha Doorashooyinka dalka waxa Uuna Door muuqada ku lahaa isku soo dhowowan shaha laga gaaray Arimaha Doorashooyinka.