Wararka

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed C/Casiis Xasan Maxamed lafta-gareen oo Kullan La Qaatay Wakiilo Ka Socda Midowga Yurub.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya C/Casiis Xasan Maxamed lafta-gareen oo Maal mahan Ku Sugan Magaalada Nairobi ayaa Kullan La Qaatay Wakiilo Ka Socda Midowga Yurub .

Kullanka ayaa waxaa qeyb ka ahaa wasiirka warfaafinta,wasiirka Gar-gaarka iyo Masiibooyinka, wasiirka Qorsheenta Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, iyo Mas’uuliyiin kale.

Waxeyna Kawada Hadleen Wakiilada Iyo Madaweynaha Sidii loo Horumarin Lahaa Deegaanadda Koonfur Galbeed Midowga Yurub ayaa sido kale Balan qaadey In Dowlada ay kala Shaqeyn doono Dhan waliba hadii ay ahaan leheed xasiloonida  iyo hormarka deeganadaasi.

Image may contain: 6 people, people smiling, people standingImage may contain: 3 people, people sitting and indoorImage may contain: 10 people, people smiling, people standingImage may contain: 3 people, people sitting and indoorImage may contain: 10 people, people smiling, people standingImage may contain: 6 people, people smiling, people standingImage may contain: 3 people, people sitting and indoor

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close