Wararka

Ururada Saxaafada Madaxa banaan oo ka hadlay Sharciga Saxafada.

Ururada u daq-dhaqaaqa xuquuqda warbaahinta madaxa banaan ayaa kasoo horjeestay sharciga saxaafada oo madaxwaynaha Soomaaliya uu saxiixay.

ururada ayaa sheegay in dhaqan galinta Sharciga Saxaafada Soomiiyeed ayaa ku tilmaamay in sharcigaan uu waxyeelo ku yahay qodobka 18aad ee Dasturka KMG ah kaas oo damaanad qadaaayo xuriyada hadalka, xuriyada warbaahnta iyo afkaar dhibashada.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close