Wararka
Madaxweynaha dalka Maraykanka oo lagu wado in uu kulan taarikhi ah la yeesho Ra’iisal wasaaraha Hindiya,
Madaxweynaha dalka Maraykanka ayaa lagu wadaa in kuu kulan la qaatay Ra’iisal wasaaraha dalka Hindiya Narendra Modi kulankaasi oo ka dhici doona garoonka kooxda Houston Texans ee NRG Stadium.
Aqalka Cad ee Maraykanka ayaa shaaciyay in kulankaasi uu dhici doona 22-ka bishaan aan ku jirna waxaana uu noqon doonaakulankii seddexaad ee ay masuuliyiintaan yeeshaan sanadkaan gudihiisa.
Iskuduba ridayaalka kulankaani dhexmari doona madaxweyne Trump iyo Narendra Modi ayaa sheegay in inkabadan 50,000 ay u diwaan galiyeen in ay ka qayb galaan kulankaasi.