Wararka

madaxda Kuuriyada waqooyi iyo ruushka oo kullankoodi ugu horeeyay yeeshay.

Hogaamiyaha Kuuriyada waqooyi Kim Jong Un iyo madaxwaynaha dalka Russia Vladimir Putin ayaa magaalada dekedda leh ee Vladivostok ee dalka Russia ku yeeshay kullankoodi ugu horeeyay.

Labada hogaamiye ayaa shirka ka hor iskuugu gacan qaaday magaalada Vladivostok.

Waxaa lasoo wariniyaa in Hogaamiyaasha ay kawada hadleen sidii loo yareen lahaa bacriminta iyo soo saarka nukliyeerka, madaxwaynaha dalka Russia Vladimir Putin ayaa sheegay in uu ka shaqayn doona sidii ay caadi u noqon laheed  xiriirka dowladaha Kuuriyada waqooyi  iyo Maraykanka.

Wadahadalo u dhaxeen lahaa labada hogaamiya ayaa hakad ku yimid bishii Febraayo ee sanadkaan.

Hogaamiyaha Kuuriyada waqooyi  Kim oo kulanka kadib lahadlay warbaahinta ayaa sheegay in labada hogaamiye ay yeesheen kulan mira dhal ah oo ay isku weedaarsadeen figridahooda kaas uu ku saabsanaa danahooda guud iyo xaaladaha taagan.Riding in style: Watch Kim Jong-un’s armored train arrive in Russia for 1st-ever state visit2511c9e1-

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close