Wararka

Madaxaweynaha dalka Mali, oo kala diray maxkamada dastuuriga xili uu dalka Mali uu ku jiro daganaanshiyo la’an.

Madaxweynaha dalka Mali Ibrahim Boubacar Keita ayaa waxa uu shaaciyay kala dirista maxkamada dastuurka ee dalkaas in ay tahay iskuday lagu dajinayo xasilooni darada ka aloosan dalkaasi taas oo ay ku dhinteen 4 qof mudaaharaad dhacay jimcihii lasoo dhaafay.

Madaxweynaha waxa uu sheegay in uusan u dulqaadandoonin rabshadaha ka dhacaya dalkaasi.

Qilaafka ugu weyn ee madaxweyne Ibrahim iyo mucaaradka ay isku hayaan ayaa ah maxkamada dastuuriga oo faragelin ku sameeysay doorashooyinkii dhacay bishii Maaarso ee tagtay.

Mucaaradka ayaan ku qanacsaneen sida madaxweynaha dalkaasi Maali uu uga falcelinayo kooxaha jihaadoonka ah, qilaafka, dhibaatada dhaqaale iyo doorashooyinka lagu muransanyahay ee ka jira dalkaas Mali.

Waxaana isa soo taraya baaqyo madaxweyne Ibrahim looga dalbanayo in uu xilka iska casilo.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close