Wararka

Madaxa Xukuumadda Galmudug oo markale eedeeyn usoo jeediyay dowlada federaalka.

War-qoraal ah oo kasoo baxay xafiiska madaxa xukuumada Galmudug Sheeq Mohamed Shakir Cali ayaa waxaa eedeemo loogu soo jeediyay dowlada federaalka Soomaaliya waxaa uuna sheegay in dowlada ay waddo fara-galin qaawan taas oo ay ku afdoobtay soo xulistii xubnaha kamidka ahaa baarlamaankii 2-aad ee Galmudug sida ay qoraalkooda ku cad.

Qoraalka kasoo baxay xafiiska madaxa Galmudug ayaa dhamaan daneeyayaasha arimaha Galmudug loogu baaqay in ay isku yimaadaan ayna kawada tashadaan sidii looheli lahaa Galmudug loo dhanyahay.

Hoos ka akhriso qoraalka oo dhamaystiran:Image may contain: text

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close