Wararka
Madaxa xukuumada Galmudug oo sheegay in uu burburay heshiiskii ay wada galeen Galmudug iyo dowlada dhexe.
Madaxa xukumada Galmudug sheeq Mohamed Shaakir ayaa si rasmiya ushegay inuu bur buray hashiskii ay wada galeen galmudug-A,S,W,J iyo DFS sababna Ay utahay dowlada somalia.
Warsaxaafadeedka kasoo baxay xafiiska madax Xuukumada Galmudug ayaa sheegay in dowlada Federaalkaba ay dhinac martay heshiiskii ay lagashay maamulka ehlu sunna sidaasi darteetna uu sii shaqayn doonin heshiiskii ay horey u gaaren labada dhinac.
Hoos ka akhriso warsaxaafadeedka kasoo baxay Galmudug: