Wararka
Madaxa Xukumadda Galmudug oo ka qayb agalay daahfurka waxda Dhulbixinta Dhuusa-mareeb.
Madaxa Xukumadda Galmudug Shiekh mohemad Shakir Ali Hassan iyo Wasiiru dowlaha Wasarada arimha gudaha Soomaliya ayaa ka qeybgalay munasabada daahfurka waxda Dhulbixinta casimada Galmudug.
Munaasabadan oo soo qaban qaabiyay maamulka Gobalka Galgaduud, maamulka casimada iyo wasarada arimaha gudaha Galmudug ayaa sidoo kale waxaa ka qayb galay xumno ka tirsan labada gole ee Galmudug.
Madaxa Xukumadda Galmudug Shiekh mohemad Shakir Ali Hassan oo munaasabadda hadal ka jeediyay ayaa bulshada casimada ugu baqay in ey furaan wadooyinka.