Wararka
Maamulka Gobolka Banadir oo Daryeel Caafimaad u sameeyeen Caruurta Agoonta Booliska Soomaaliyeed.
Maamulka Gobolka Banadir gaar ahaan Waaxda Caafimaadka Dowoadda Hoose ee Xamar ayaa maanta waxeey Daryeel Caafimaad u sameeyeen Caruurta Agoonta Booliska Soomaaliyeed waxaana deeqdaan Dawada ah iyo Takhaatiir Baarta Caruurta ugu mahadceliyay maamulka Gobolka Banadir Taliyaha Xarunta Barbaarinta Caruurta Agoonta Booliska Cali Xirsi Barre (Cali Gaab).
Agaasimaha Waxda Caafimaadka Dowladda Hoose ee Xamar Dr Maxamed Addow ayaa oo ka hadlay madasha ayaa Balan qaaday in Maamulka Gobolka Banaadir uu Mar walbo garab Taagan yahay Caruurta Agoonta ah Mar walbana ay ka war hayn doonan.