Wararka

Maamulka Gobolka Banadir oo dalka dibadiisa u diray Caruur wax looga qaban waayay gudaha dalka.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magalaada Muqdisho Cumar Maxamed Maxamuud (Filish) ayaa maanta garoonka diyaarada Aadan Cade ka sagootiyay 3 Caruur ah oo xaalad caafimaad loogu qaaday dalka Turkiga kadib markii wadanka gudihiisa wax looga qaban waayay.
Guddoomiye ku-xigeenka arimaha bulshada gobolka Banaadir Basma Caamir Shakeeti iyo Guddoomiyaha ururka haweenka gobolka Banaadir ayaa sidoo kale sagootiyay caruuurtaasi iyo waalidiin tooda.
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho  Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar-Filish) ayaa ka codsaday shacabka Soomaaliyeed ee ku nool dalka Turkiga iney caawiyaan 3 caruur ah oo xanuunsan oo dalka gudihiisa wax looga qaban waayey.
Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close