Wararka

Maamulka Gobolka Banadir oo bilaabay Wacyigalinta Covid-19.

Wasaradda Diinta iyo owqaafta xukuumada federaalka Soomaaliya iyo Maamuilka Gobolka Banaadir ayaa Maanta magaalada Mugdisho ka bilaabay Barnaamijka Wacyi galinta Covid-19.

Olalaha wacayi Galinta waxaa Hor kacayay Gudoomiye Ku xigeynka arimaha Bulshada iyo wacyi Galinta Maamulka Gobalka Banaadir Marwo Basma Caamir axmed ( jaketti) iyo wasiir ku xigeynka wasaarada Diinta owqaafta Waxana Diirada lagu saaray sida ay ay Bulshada ugu Feejignaan karaan caabuqa Covid 19 oo qeyba kamid ah dalka laga helay
waxa ay sheegaan in lagama maar maan ay tahay in dadka ay ku dhaqmaan wacyigalinta ay siinayaan Hay,adaha Caafimaadka iyo maamulka Gobalka Banaadir si uu Cudurada ugu faafin Dalka.

Intii ay socotay Olalah wacyigalinta waxa ay ku Tageyn masuuliyiinta maamulka Gobalka Banaadir iyo wasaarada Diinta iyo owqaafta qaar kamid ah Degmooyinka Gobalka Banaadir.Image may contain: 2 peopleImage may contain: 7 people, people standing, shoes and outdoorImage may contain: one or more people, close-up and outdoorImage may contain: 1 person, standing, beard and sunglassesImage may contain: 1 person, standing, crowd and outdoor

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close