Wararka

Maamulka Gobolka Banaadir oo degmada Kaxda ka dhagax dhigay mashaariic lagu fulinayo adeegyo lacag la’aan ah

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta dhagax dhigay mashruuc degmada Kaxda  ee gobolka Banaadir halkaasi  oo laga hirgilanyo  xarun Caafimaad oo bulshada  degmada looga adeego

Mashruucan oo ah mid si bilaash loogu adeego bulshada ku dhaqan degmada kaxda ayaa waxa ka mid ah  school  caruurta wax lagu  barayo  iyo sidoo kale Masjid lagu cibaadeesto.

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa balan qaaday in maamulkiisa uu xoojin doono mashaariicda kor loogu qaadayo dib udhiska magalada Caasimadda ah ee muqdisho .

Image may contain: 7 people, people standing, suit and outdoorImage may contain: tree, sky, outdoor and natureImage may contain: 6 people, people smiling, people standing, shoes and outdoorImage may contain: 4 people, people smiling, people standing, suit and outdoorImage may contain: 5 people, people standing and outdoorImage may contain: one or more people, sky, outdoor and natureImage may contain: 6 people, people standing, wedding and outdoorImage may contain: 7 people, people standing and suitImage may contain: sky, ocean, outdoor and water

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close