Wararka

Maamulka Gobolka Banaadir oo Agab Caafimaad ku wareejiyay wasaaradda cafimaadka.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Maanta ku Wareejiyay Agab Caafimaad Wasaaradda Caafimaadka  si wax loogu qabto dadka la xanuunsanaya Caabuqa Coved19 ee ku jira Cusbataalka Martiini.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa waxaa uu uga mahadceliyay dhaqaatiirta Isbitaalka Martiini sida ay naftooda iyo waqtigooda ugu hureen badbaadinta bulshada la xanuunsaneysa caabuqa halista ah ee Coronavirus.

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka XFS Marwo Fawziya Abikar Nuur oo agabka caafimaad ka guddoontay Maamulka Gobolka Banadir ayaa u mahadcelisay shaqalaha Martini Hospital sida ay u caawiyeen bulshada Soomaaliyeed.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close