Wararka
Maamulada Puntland iyo Galmudug oo isku afgartay iskaashi laba geesood ah.
Maamulada Puntland iyo Galmudug ayaa kulan ay maanta yesheen waxaa ay ku heshiiyiin in ay yeshaan iskaashi si nabad galyada deeganada Puntland iyo Galmudug loo xaiijiyo.
Madaxwaynaha dowlada Puntland Saciid C/llahi Dini iyo madaxweyanha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf oo maanta kulan laba geesood ah kuyeeshay magaalada Gaalkacyo ayaa kawada hadlay arrima dawr ah oo ay kamid aheed sugidda amniga.
Hoos ka akhriso War-murtiyeedka Shirka Iskaashiga Dowladaha Puntland iyo Galmudug: