Wararka

Maalinkii labaad oo ciidama la geynaayo Gobolka Gedo.

Dowlada federaalka Soomaaliya ayaa maalinkii labaad Ciidana iyo Hub ka dajisay Magaalada Dolow ee Gobolka Gedo.

Dowlada ayaa horey u sheegtay in Ciidamada loo daabulay magaalooyinka Xadduuda la leh dalka Kenya ee dhaca gobolka Gedo loogu tala galay sugida amniga xaduuda iyo in ay ka difaacaan Tacaddiga ay ciidamada Kenya ka gaystaan xaduuda dalka.

Balse Maamulka Jubbaland oo War-saxaafadeed ka soo saaray ciidamadaasi la geeyay gobolka Gedo ayaa sheegay in dowlada ay wali waddo ficil aan sharciga waafaqsaneen.

Sidoo kale dowlad goboleedka Jubbaland ayaa dowlada ku eedeeyay in ay colaad ka hurinayso deeganada gobolka Gedo.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close