Wararka

Kuuryada Waqooyi oo Tijaabisay Gantaallo qarsooni ah.

Sida laga soo xigtay masuuliyiin ka tirsan dowlada Japan iyo Kuuryada Koonfureed, dowlada Kuuryada Waqooyi ayaa tijaabisay Laba Gantaal oo qarsooni ah.

Gantaaladaan oo ay masuuliyiintaasi ku sheegeen in ay ahaayeen nooca balaastigada ayaa  kusoo aadaayo xili kulamo ay lahaayeen masuuliyiinta Kuuryada Waqooyi iyo Maraykanka ku dhamaatay is-af-garad la aan.

Masuul u hadlay dowlada Maraykanka ayaa sheegay in ay ka warhayaan tijaabooyinka ay samaynayaan dowlada Kuuryada Waqooyi .” waxaan ka warhaynaa warbixinada tijaabooyinka gantaalada ee Kuuryada Waqooyi. Waxaan sii wadi doonaa korjoogtaynteena inagoo si dhaw ula shaqaynayna saaxiibadeyna Japan iyo Kuuryada Waqooyi”

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close