Wararka

Kusimaha Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo xariga ka jaray waaxda 3aad oktobar ee Degmada waabari.

Kusimaha Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Guddoomiya Ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyada Gobolka Banadir Ibraahim Cumar Mahadale (Ibraahim dheere) iyo Gudoomiye ku xigeenka howlaha guud Aadan Shiikh Cali fiidow ayaa maanta si wadajir ah xariga uga jaray waaxda 3aad oktobar ee Degmada waabari ee Gobolka Banaadir.

Kusimaha Gudoomiyaha Gobolka Ibraahim dheere ayaa sidoo kale waxaa uu kormeeray  Howlo nadafadeed oo ka soctay Degmada waabari oo ay ka wadeen waxda howlaha guud.

Socdaalka uu Kusimaha Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Caasimadda Muqdisho uu ku tagay Degmada waabari ayaa aheed mid uu ugu kuur galaayay sida ay shaqada degmada u socota.

Image may contain: 4 people, people smiling, people standing and suitImage may contain: 5 people, people standing and outdoorImage may contain: 3 people, people standingImage may contain: one or more people, people standing, sky and outdoorNo photo description available.Image may contain: 1 person, standing

 

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close