Wararka
Kulankii 1aad Ee Kal Fadhiga 5aad Ee Golaha Shacabka Oo Kooram La’aan U Baaqday.
Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa baaqashadda ka hor saacad dheeraad ah ku daray waqtigii furitaanka ee kulanka kadib markii kooramku buuxsami waayay.
Kulamada golaha ayaa ku furma 139 mudane sida uu xeer hoosaadka Golaha Shacabku dhigaya
Inta aan Lagu Dhawaaqin Baaqashada Kulanak Golaha ayaa Intii Soo Xaadirtay Qaar Ka Mid ah Xaruunta Golaha Shacabku Ka dhigeeen banaanbax kaasoo looga soo horjeeday Ajandaha kulanka.
27 bishan ayuu ahaa Markii Uu Furmay Kal Fadhiga 5aad Ee Golaha Shacabka Iyadoona Lagu Waday Maanta In ay yeeshaan Kulankoodi 1aad Ee Kalfadhiga 5aad ayaaa baaqday Kaa oo qorsuhu ahaa In looga hadla ama laga dhageysto Gudiga Dib u eegista Dastuurka Waxqabadkodi Ku aadan diyaarinta dib u eegista Dastuurka oo 10 cutub ka Mid ah Lasoo Gudbiyay.