Wararka

Kulanka Golaha shacabka oo si rasmi ah u furmay.

Waxaa si rasmi ah u furmay Kulanki Afaraad ee Kalfadhiga 5aad ee  Golaha shacabka Soomaaliya waxana soo xaadiray 144 Xildhibaa. Ajendaha  kulanka manta ayaa ah kadoodista amniga iyo Dhaarin Wasiiro Magacaaban.

Wasiirka Arimaha Dastuurka Saalax Axmed Jaamac, Wasiirka Shaqada iyo Shaqaalaha Sadiiq Xirsi Warfaa iyo Wasiirka Tamarta Iyo Biyaha Marwo Fawsiya Maxamed ayaa dhamaantood loo dhaarin doona xilalkooda cusub.

Waxaa kulanka shir guddoominaya guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan.No photo description available.

No photo description available.

 

 

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close