Wararka
Kulanka Golaha Shacabka oo furmay.
Waxaa Goordhaw magaalada Muqdisho ka furmay kulanka Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.
Kulanka waxaa shir guddoominaaya guddoomiyaha Golaha Shacabka Mohamed Mursal Shiekh Abdirahmaan waxaana soo xaadiray 150 Xildhibaan.
Agendaha kulanka maanta ayaa kala ah Akhrinta 1aad Xeerka Hay’adaha Aan Dawliga ahayn iyo Sii wadida Xeerka Astaynta Kuraasta Golaha Shacabka.