Wararka

Kulan wada tashi ah oo lagu qabtay Degmada Caabud-waaq.

Degmada Caabud-waaq ayaa waxaa maanta lagu qabtay Kulan wadatahsi ah oo ay ka qeybgaleen madaxa maamulka Degmada, Ciidamada Nabad galyada, aqoonyahanka waxaana kulanka looga hadlaayey la socodka adeegyada lagama maarmaanka u ah bulshada ku dhaqan degmadaasi.

Kulankan oo ah wareegga labaad ee Qorshaha Sagaalaad ee Horumarinta Qaranka waxaa lagu dhageystay baahiyaha muhiimka ah iyadoo lagu soo bandhigay liiska u baahan wax ka qabashada ee la doonayo in lagu jaan-gooyo ahmiyadda saddexda ah ee Qorshaha Qaranka.

Agaasimaah Guud ee Qorsheynta iyo Hourmarinta Dhaqaalaha ee Wasaaradda Qorsheynta Muuse Maxamed Cusmaan ayaa sheagay in muhiimad wayn u leeyahay qorshaha dalka sababatana ay tahay in dalka loo jiheeyo in uu gaaro horumarka ay aduunyada gaartay.

Agaasimaha ayaa tilmayay in talooyin dhaxal galka ay ay soo gudbiyeend laanta fulinta degmada C/waaq, isagoo cadeeyay in dadka Soomaaliyeed ay ka shaqeynayaan horumarka wadanka,sidaa daraadeedna loo baahan yahay arinta ah in la helo hiigsi ku aadan halka la doonayo in la gaaro.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close