Wararka

Kulan Iskaashi oo Garowe ku dhexmaray Konfur Galbeed iyo Puntland.

Ku-simaha Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland, Ahna Madaxweyne ku-xigeenka maamulkaas Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Wafdi ka socda Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Wafdigan oo isugu jira Agaasimeyaal, la taliyeyaal iyo xubno farsamo, ayaa Garoowe kaga qeybgalay Shirka iskaashiga Puntland iyo Koonfur Galbeed, kaasi oo la isku weydaarsanayo khibradaha shaqo iyo habka maamul ee Hay’addaha Dowladda.

Kulanka waxaa ka qeybgalay Agaasime Ku-xigeenka guud ee Madaxtooyada Puntland Cabdiweli Timacade iyo qaar ka mid ah Agaasimeyaasha Wasaaraddaha Puntland oo ay isku shaqo yihiin Agaasimeyaasha ka socda Koonfur Galbeed.Image may contain: 6 people, people standing and indoorImage may contain: 3 people, people sitting, living room, table and indoorImage may contain: 3 people, people sitting and suit

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close