Wararka
Kulan dhex-maray ra’isal wasaaraha dalka iyo masuuliyiin ka socota Gobolada Waqooyi.
Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa la kulmay Guddoomiyaha Aqalka Sare, Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka iyo Guddoomiyaha Maxkamadda Sare.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa mas’uuliyiintan ku boorriyay in ay soo gudbiyaan liisaska musharaxiinta Aqalka Sare, isagoo u xaqiijiyay in uu gacan ku siinayo in doorashadu ku dhacdo si hufan oo caddaalad ah.