Wararka
Kulan dhex-maray Madaxweynaha Konfur Galbeed iyo Rugta Ganacsatada Koonfur Galbeed.
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen ayaa kulan la qaatay Rugta Ganacsatada Koonfur Galbeed Waxaana kulanka Saacadaha uu Socday looga Hadlay Caqabadaha Haysta Ganacsatada iyo Sidii Dowlada ay wax uga Qaban lahayd.
Waxaa sido kale kulanka qeyb ka ahaa Gudoomiyaha Barlamanka Xubno ka Socday Golaha Wasiirada iyo Agaasimaha Guud Madaxtooyada.