Wararka

Kulan dhex Maray Agaasimaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyaddaha iyo Madaxweynaha Puntland.

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa hoyga uu Muqdisho ka deganyahay maanta ku qaabilay Agaasimaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyaddaha ee DFS Maxamed Aadem Koofi.

Kulanka waxaa ka qeybgalay Agaasimaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyaddaha dowlada federaalka Soomaaliya ee Puntland Cabdullaahi Cismaan Ismaaciil (Fu’aad).

Intii uu socday kulanka ayaa looga hadlay sidii loo sahli lahaa loona fududeyn lahaa helista Baasaboorka iyo waliba qibrid siinta shaqaalaha ka shaqeeyo xafiisyada Socdaalka iyo Jinsiyaddaha ee DFS ee Puntland.Image may contain: 2 people, people standing, suit and indoorImage may contain: 3 people, people standing, suit and indoor

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close