Wararka

Kulama Dhuusa-mareeb ugu socda Ciidamada Dowlada iyo kuwa AMISOM.

Magaalada Dhuusa-mareeb ee caasimada dowlad goboleedka Galmudug waxaa gaaray saraakiil sar sare oo ka socotay ciidamada AMISOM ee howl gallada ka wado qaybo kamid ah dalka.

Taliyaha qaybta afaraad ee ciidamada AMISOM Col. Cabdiraxmaan Riyaale Xareed oo maanta soo gaarey Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Galmudug ayaa kulan looga hadlayay Amniga la qaatay Saraakiisha Taliska Qaybta 21-aad oo uu hoggaaminayay Taliyaha Qaybta Gen. C/Casiis C/laahi Qooje.

Kulankan oo diirada lagu saarey howlgalada ka socda Galmudug ayuu taliska 21-aad uga mahad celiyay Ciidanka Jabuuti doorka ay ku leeyihiin howlaha socda, iyadoo la isla eegay sida ugu haboon ee howlgalada loo balaarin karayo.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close