Wararka
Ku dhawaad 220 macalin oo tabar ugu furmay caasimada Muqdisho.

Agaasimaha Waaxda horumarinta Macallinmiinta ee Wasaaradda waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee XFS, Axmed Muuse Xoosh uu wehliyo Maxamud Xassan Cabdulle Mr. Asbaro Agaasimaha Horumarinta Adeegyada Waxbarashada, Ahna Ku Simaha Agaasimaha Guud ee Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir ayaa maanta Magaalada Muqdisho tababar u furay 220 Macallin.
Tababarka oo socon doono mudo 4 maalmod ah ayaa waxaa faahfaahin ka bixiyay Agaasimaha Waaxda horumarinta Macallinmiinta ee Wasaaradda waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare.