Wararka

KIM OO BOOQASHA KU TAGAY TUULA YAR OO DUUFAN SAAMAYSAY.

Hoggaamiyaha Kuuryada Waqooyi Kim Jong Un ayaa boqday Tuula yar oo ay saameeyay fatahaad waxaana booqashadaasi markii ugu horeysay muddo laba bilood ah dad weynaha ka soo hor muuqatay walashiis.

Kim Jong Un ayaa sheegay in saamaynta ka dhalata masiibooyinka dabiiciga ah ay sanadkaani ragaadisay dalkaasi waxaa uuna dhanka kale boogaadiyay dhismayaasha ka socda gobolka Kimhwa oo ah halka ay hoos tagto tuulada uu booqashada ku tagay.

Gabadhaani in muddo ah ka maqneed dadweynaha hortiisa ayaa ah ruuxa kaliya ee ay Kim Qarabada dhaw la ah dhanka siyaasada waxaa ayna kusoo can bax  day naceyb kii ba’naa ay u muujisay dalka Kuuryada Koonfureed.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close