Wararka

khasaaraha ka dhashay Roobab dabeelo wato oo ka da’aayo deeganada Puntland.

Iyadoo ay saacadahii lasoo dhaafay ay Roobab mahiigaan ah oo dabeello wata ay ka da’aayeen deegaano katirsan dowlad goboleedka Puntland ayaa waxaa isasoo taraayo khasaaraha kala duwan ee ka dhashay roobabkaasi.

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federalka & Dimuqraadiyeynta Dowlad goboleedka Puntland ayaa xaqiijisay Khasaaraha ay Gaysteen Roobabka Dabaylaha Wata ee Ka Da’aya Gobolada Puntland.

wasaaradda ayaa sheegtay in deegmada Qundheed ay Roobabka ku bur buriyeen ilaa 9aal guri, deegmada Baqbaq ilaa 7 guri gaarina waa ay la tageen daadadka ka dhashay Roobabkaasi dawaasha wato,deegmada Garmaal 6 reer ayaa arigii xoolihii kala tageen ilmo yarna qabawgii ayuu udhintay halka deegmada Eyl ay Roobabkaasi dabeelaha wato ay ku dumiyeen birtii golis guryana ay ku dumisay.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close