Wararka
KGS oo jawaab ka bixisay hadal ka soo yeeray Puntland(DAAWO):

Maamulka Goonfur galbeed Soomaaliya ayaa si kulul ugu jawaabay hadal dhawaan ka soo yeeray qaar kamid ah Wasiiradda Maamulka Puntland.
Wasiiradda Maamulka Puntland ayaa maalmo ka hor warbaahinta ka horsheegay in Maamuladda Hirshabelle, Galmudug iyo Koonfur Galbeed ay yihiin Kuwa tabar yar oo markasto haya raac u ah dowlada Federaalka.
Wasiirka Wasaarada Cadaalada Iyo Garsoorka DGKGS Maxamed Xuseen Xasan Joon Oo Ka Jawaabey Hadal Ka Soo Yeerey Dhigiisa Dowlad Goboleedka Puntland ayaa yiri.