Wararka
Jubbaland oo sheegtay in sharciga lala tiicsan doona ganacsadihii lagu helo isagoo sare u qaada Maciishada.

Dowlad Goboledka Jubbaland ayaa ganacsatada reer Jubbaland ugu digtay in ay Kor u qaadaan qiimaha badeecadaha ay iibiyaan iyaga oo ka faaiidaysanaya xaaladda uu keenay caabuqqa COVID-19.
Wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha dowlad goboleedka Jubbaland ayaa sheegtay in ay gacasadihii lagu qabta isagoo kur u qaaday qiimaha badeecadaha la hor keeni doona sharciga iyagoo dhanka kale shacabka ka codsaday in ay soo wargaliyaan laamaha amniga haddii ay la kulmaan sare u kac ku yimaado ganacsiga.
Hoos ka akhriso amarka ka soo baxay xafiiska wasiirka.