Wararka
Hoggaamiyaha Mucaradda Rushka oo laga dajiyay Jarmalka.

Hoggaamiyaha Mucaaradda Ruushka Alexei Navalny ayaa laga dajiyay dalka Jarmalka ka dib markii sida afhayeenkiisu sheegtay sun loogu daray shax xili uu ka soo duulaayay Siberia isagoo kusii jeeday caasimada Mascow ee dalka ruushka.
Dhaqatirka ku daawaynaysay Omsk ayaa jimcihii ku adkaystay in xaaladiisu ay ka sii darayso sidaasi darteetna uusan qaban karin diyarad balse maanta ayay Siberia ka qaaday diyarad aan dowli aheen oo laga leeyahay dalka Jarmalka iyadoo ka dajisay garoonka Tegel ee caasimada Barlin.
Hoggaamiyaha waxaa safarka caafimaad ku wehlinaysi xaaskiisa Yulia waxaana laga deerinayaa in uusan ka soo kaban doonin sumayntaan sida la sheegay loogu daray shaax.
Aas aasaha Mu’asada nabada ee Cinema sidoo kalena ah dhadhaqaaqe dhanka nabada Jaka Bizilj ayaa waryaasha u sheegay in suasha meesha taasho aysan kaliya aheen sida ay noqon karta xaalada caafimaad ee Alexei Navalny balse ay tahay in haddii uu ka soo kabta xitaa ay dhawac ku reebi doonta.